Ilhan 728×90
Ilhan 728×90

Raila odinga oo sheegay in maxkamada sare gaynayo dacwo ka dhan ah madaxtinimadii looga guulaystay

Raila odinga ayaa sheegay inuu gayn doono maxkamada sare dacwa ka dhan ah doorashadii dhowaan looga guulaystay ee ka dhacday dalka kenya

arintan ayaa ku soo aadaysa xili  uu hogaamiyaha mucaaradka kenya Raila odinga sheegay inuusan maxkamada u dacwoon doonin.

Raila oo maanta shir jaraa’id qabtay ayaa sheegay in doorasadii dhowaan lagu soo gabagabeeyay kenya  looga shubtay.

hayada doorashada kenya ee IEBC ayaa dhowaan shaacisay in uhuru kenyata uu ku guulaystay doorashadii isbuuc ka hor ka dacday kenya.

sanadkii 2013 kii ayuu Raila odinga u dacwooday maxkamada sare ee kenya ka dib markii looga guulastay doorashadii dhacday xiligaas.

Do you have something to add to this story? Share your thoughts in the comments section below.

Your comments:

About The Author

NepJournal is a progressive media initiative that aims to serve as the leading space where North Eastern Kenya’s leading thinkers, analysts and writers provide you, our readers, with new perspectives on all issues affecting the region.

We aim to publish daring perspectives with original content, and beautifully written pieces, to give voice to writers and thinkers so as to inform, educate and empower our people.

UA-49312341-1