Mukhtar robow oo kula taliyay ciidamada u dagaalama kooxda alshabaab inay isaga baxaan

NepJournal
By NepJournal August 16, 2017 21:39

Related Articles

Mukhtar robow oo dhowaan isku soo dhiibay dawlada soomaaliya ayaa kula taliyay ciidamada u dagaalama kooxdaa alshabaab in ay isaga baxaan,

Wuxuu intaas ku daray in kooxda alshabaab aysan matalin danta dadka ay sheeganayaan inay masuulka ka yihiin.

”waxaan uga baxay alshabaab ka dib markii aan is fahmi waynay, waxaan kaga soo herjoostay mawqifka ay aaminsan yihiin oo lid ku ah diinta islaamka, dadka islaamka iyo wadankeenaba”

Robow oo  mar ahaan jiray af hayeenka kooxda alshabaab ayaa ka goostay sanadkii 2013, asagoo intaas wixii ka dambaysay ku sugnaa baadiyaha magaalada xudur, dhawr mar oo halkaas ay ku soo weerareen kooxda argagixisadana waa ku guul dareysteen inay gacanta ku dhigaan.

Wadanka maraykanka ayaa dhowaan ka saaray muqtaar robow liiska argagixisada, waxaana qayba wayn ka qaatayDawlada soomaaliya.

Do you have something to add to this story? Share your thoughts in the comments section below.

Your comments:

NepJournal
By NepJournal August 16, 2017 21:39

Photo of the day!

Happy Mashujaa Day

About NJ

Nep Journal is a progressive media initiative that aims to serve as the leading space where North Eastern Kenya’s leading thinkers, analysts and writers provide you, our readers, with new perspectives on all issues affecting the region.

We aim to publish daring perspectives with original content, and beautifully written pieces so as to empower, educate and inform our people.

Get in touch with NJ

Do you have anything to share with us? We value your input and contribution. You can send us your opinion pieces, articles or any other relevant information. Email: publisher @ nepjournal . com or click here