Ilhan 728×90
Ilhan 728×90

Matiudi oo si rasmi ah ugu biiray juventus

kooxda kubada cagta ee juventus ayaa sheegtay in heshiis ay la gaareen ciyaartoyga kooxda PSG ee Blaise Matuidi.

Juventus ayaa kula wareegtay xidigan aduun gaaraya 20 milyan oo euro ah, wuxuuna qalinka ku duugaya heshiis saddex sano ah.

Xidigan u ciyaara qaranka France ayaa maanta ka dagay magaalada torino halkaas oo looga qaadi doono tijaabo caafimaad.

Arintan ayaa ku soo aadaysa xili macalinka juventus Massimo Allegri uu suuqa kala iibsiga ciyaartoyda aad uga doon doondoonaya xidig qad dhexe ah.

waa xiddigii lixaad ee kooxda Juventus soo iibsadaan xili ciyaareedkan ayaagoo horey ula soo wareegay xiddigyada kala ah Rodrigo Bentancur,Douglas Costa, Wojciech Szczesny, Mattia De Sciglio, Federico Bernardeschi.

Do you have something to add to this story? Share your thoughts in the comments section below.

Your comments:

About The Author

NepJournal is a progressive media initiative that aims to serve as the leading space where North Eastern Kenya’s leading thinkers, analysts and writers provide you, our readers, with new perspectives on all issues affecting the region.

We aim to publish daring perspectives with original content, and beautifully written pieces, to give voice to writers and thinkers so as to inform, educate and empower our people.

UA-49312341-1